Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Afbakayle.com oo Tahniyad Aroos udiraya mudane Anas Xiir Xaaji Nuux iyo marwo Nimco C/laahi Cali Suudi (Daawo+Sawiro)
waxaa Halkan Tahniyad aroos Kadiraya Dhmaan Maamulka iyo Shaaqalaha Shabakada Wararka Afkabayle.com, mudane Anas Xiir Xaaji Nuux iyo marwo Nimco C/laahi Cali Suudi oo aroos koodu ka dhacay Tuulada Laan-masley miyigeeda aroos hido iyo dhaqan ah oo aan mudooyinkan hore loogu arag deegaanka Soomaalida
Waxaan leenahay noqda Kuwii isku waar Oo ilahay ubad Khayr Qaba Kala Siiyo Aaamiiin Amiin
Halkan Kadaawo sawirada
















Maanshallah …..waxaa halkan idiin ka salaamaya oo tahniyah aad u qaalia idiin soo diraya dhamaan REER RAABI DAGE IYO waxay sii dhaleen….What a real and beautiful wedding baarikallah Fiik! Salaam