afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
1:03 pm | Posted by

Cali Maxamed Geedi oo magaciisa ilaa haatan laga la’yahay liiska musharaxiinta (MAXAA KU DHACAY).

Cali Maxamed Geedi oo ka mid ahaa musharaxiintii sheegay inay ka qeyb gali doonaan tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa laga dhex waayay liiska maalintii shalay la shaaciyay oo ay ku qornaayeen magacyada xubnaha u taagan tartankaas.

Waxaa jira warar hoose oo laga helaayo sababta loo waayay, iyadoona arintaasi dabagal aad u dheer ay ku sameesay warbaahinta, hase ahaatee waxaa jirta arimo kale duwan oo arintaasi loo aaneeynaayo.

Cali Maxamed Geedi ayaa la sheegay in markii uu yimid magaalada Muqdisho aanu isku dayin inuu la xiriiro gudiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha Soomaaliya, isaga oo iska raacday danihiisa kale.

Dhanka kale waxaa jirta warar iyana sheegaaya in qaar ka mid ah odayaasha beesha uu kasoo jeedo inay ka dalbadeen in aanu is soo sharxin islamarkaana uu raadsado jagooyin kale sida Ra’iisul wasaare ama Wasiir.

Si kastaba ha ahaatee, Cali Maxamed Geedi weli ma aanu cadeeyn qorshihiisa kama dambeeysta ah, hase ahaatee waxaa jirtay in hadalkiisa ugu dambeeya uu ahaa inuu ka mid yahay

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM