DAAWO+Musharax Farmaajo Oo Qudbad Aad U qiimo Badan Maanta Ka Jeediay Xarunta Golaha Shacabka Iyo Salaad Cali Jeelo Oo Kaga Qosliyay Xildhibanada
Iyadoo maanta ay Jeediyeen qaar kamid ah musharaxiinta Utartamaya Xilka Madax Waynaha Soomaliya,ayaa waxaa maanta halkaasi ka soojeediy Qud bado aad u qiimo badan Musharax Maxamed Farmaajo, ka arbxiyay Haduu Ku Guulaysto Xilka madax Wayne Waxa uu Qabanayo

Sidoo Kale Waxaa isagana Halkaas Qud bad aad usoo jiidatay Dadka Maanta Halkaas Ka Jeediyay Musharax Salaad Cali Jeele, oo Sheegay Inuu Hadii uu Nodo Mdax Waynaha Somaliya UU Tirtirayo Musq maasuq iyo Waxyaabaha ka dhanka Amaanka
Halnka Riix Si,aad Udaawato Qudbadaha Farmaajo iyo Salaad Cali jeele
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Moqisho/somalia
Afbakaylenews@gmail.com
