DAAWO+VIDEO:-KHUDBADII MUSHARAX SH SHARIIF SH AXMED
Waxaan Halkan Hoose idin kusoo gudbinaynaa qud badii musharax Sheekh shariif uu ka jeediayay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo uu ka soconayo kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka Khudbadaha la xiriira waxqabadkooda kaga dhageysanayaan Musharixiinta.
Madax Waynaha ayaa Waxaa uu halkaas ka jeediyay Qudbad aad u dheer uu kaga warbixiyay Intii uu xilka oohay waxyaabihii uu qabtay.