Dhageyso Qeybta Hore Ee Khudbadaha Musharixiinta Ay Ka Jeediyeen Xarunta Golaha Shacabka “Dhageyso”
Akhristayaasheena Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa Qeybta hore ee Khudbadaha ay Musharixiinta u tartamaya xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka jeediyeen xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho halkaasi oo uu ka soconayo kulan ay Xildhibaannada Baarlamaanka Khudbadaha la xiriira waxqabadkooda kaga dhageysanayaan Musharixiinta.
Musharixiinta maanta hortagay Xildhibaannada Baarlamaanka waxey gaarayaan Toban Musharax.
Khudbadaha waxeynu idinkugu soo gudbineynaa sida ay Musharixiintu uka qudbeeyeen.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudbadda Musharax Axmed Ismaaciil Samatar
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudbadda Musharax C.raxmaan Baadiyoow
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudbadda Musharax Maxamed Axmed Saalax
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudbadda Musharax C.laahi Axmed Cadoow
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Khudbadda Musharax Maxamed C.laahi Oomaar