Qudbadii jimcaha ee Masjidu Nunnah magaalada birminghamuu ino so jeedinayo (Sheikh Liban ) hoos Kadhageyso

Waxaadna nala dhagaysataan qudbadii jimce ee masjidu sunnah oo uu sheekhu kaga hadlayo hadalka macani inuu yahay sadaqo. ama xurmada kaa mudantahay bulshadu meel kuwada noshihiin hadab dhagaysi fiican . shiikha waxan ilaahay uga bar yaynaa ajar iyo xasanaad illaahay kasiiyo, inana inaga dhigo kuwii wax ku qaata aamiin.Xafiiska warka Westmidland Birmingham
hoos ka dhagayso