afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
2:21 pm | Posted by

Daawo Muuqaal ahaan : Khudbadii uu jeediyay Musharaxa madaxweynaha Maslax Maxamed Siyaad Barre

Waxaa si toos ah magaaladda Muqdisho uga socoaysa Khusbooyinkii MUsharaxiinta utaagan xilka madaxweynaha Soomaaliya iyadoona maanta lagalay qeybtii labaad ee musharaxiinta.

MAslax Maxamed Siyaad Barre wa Wiil uu dhalay madaxweynihii dowladii dhexe ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre waxaana uu kamid yahay musharxiinta maanta Khudbooyinka jeediyay.

Riix Halkan si aad udhagaysato Khudbada Musharax Maslax Maxamed Siyaad

Khdubooyin kale ayaan goordhow idiin soo gudbi doonnaa Insha Allah

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM