Daawo:-Qudbadii Musharax Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Ee Maanta Uu kahorjeediya Golaha Baarlamaanka
Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi waa Musharax utaagan xilka Madaxweynanimo ee Dowlada Federaalka Soomaliyeed, Wuxuna Manta ka mid ahaa 15 musharan oo siyaasadooda mustaqbalka ka hor akhriyay Mudanayaasha Barlamanka Soomaliyeed. Waxaana Uu Cabdi raxmaan ku jiraa Raga ugu cad cad Doorasha MadaxWayne Ee soomaaliya
Halkan Riix Si,aad U dhagaysato Qudbada musharaxa
waxaan urajaynayanaa guul mohamed cabdi xaashi guulayso illaahayna
haku laqabto xilka aad utaagntahay waa nin uqalama hogaan qaran iyo b adaada wadanka shacabku maanta waxay ubaahanyihiin qof aan khaayin wadan ahayni
aad xadan hantida umada oo maguuraanka.a halka ragbada oo musharixiina ay ku caan bexeen xada hantida qaranka