afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:24 am | Posted by

DAAWO+VIDEO;-Wiil dhalinyaro ah oo u dhasay laascaanood oo soo bandhigay qalab casri ah oo loo isticmaalo garoomada Kubada Cagta

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wiil Dhalinyarada Laascaanood Kamid ah oo Lagu Magcaabo Cabdiqaadir maxamed jaamac xayir oo ku nool magalada Lasanod ayaa wuxuu soo bandhigay qalab casri ah oo caalamka laga isticmaalo Khaasatan Ciyaaraha Xiliga la badalo Ciyaartowga qalabka la isticmaalo .

Qalabkaasoo uuu isagu gacabtiisa ku sameeyey ayaa waxa uu usoo bandhigay warbaahinta,Waxaana Uu Sheegay Inuu Samayntiisa Ay Ku qadatay Xili Dheer

Halkan Riix Si,aad UdaaWato Qalabkas

CabdiKariim Olol

Laacaanood/Sool

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM