afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:01 am | Posted by

Dag Dag Ah:-Horgale Gacmadheere Oo Ciiamada Siilaanyo ay Xabsiga U Taxaabeen

Mid kamid ah Horgalada Maamulka Somaliland ee gobolka Sool ayaa lagu xidhay gudaha
Magaalada laascaanood.

Ninkan oo magaciisa lagu sheegay Gacmadheere Baruud ayaa ahaa horgalaha maamulka Siilaanyo u qaabilsan deegaanka
Kalabaydh ee ka tirsan Gobolka Sool.

Ilo wareedyo ku sugan Laascaanood ayaa noo xaqiijiyey in ninkan loo dhaadiciyey dhinaca magaalada Oog oo xarun u ah maleeshiyada Somaliland.

ilaa iyo haddana lama shaacin sababta loo xidhay horgalkan oo ahaa kuwa ugu horeeya ee u shaqeeya maamulka
Hargeysa.

Gacmadheere ayaa waxaa lagu xusuustaa inuu ahaa ninkii dagaalka dhabarjibinta kusoo qaaday ciidamada Khaatumo ee ku sugnaa Waqdari iyo Kalbaydh dagaalkii ka dhacay duleedka Laascaanood.

Wararka qaar ayaa sheegaya in ninkan loo xidhay kadib ay deegaanka Kalabaydh dhowaan soo gaadheen wafdi ka socota maamulka Puntland oo kasoojeeda isala deegaankaas,

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

3 Comments for “Dag Dag Ah:-Horgale Gacmadheere Oo Ciiamada Siilaanyo ay Xabsiga U Taxaabeen”

  1. mohamed
    September 8, 2012 - 12:40 pm

    sax weeye in la xidho

    Reply
  2. M.H.Buraleh
    September 8, 2012 - 12:58 pm

    Gacmadheere iyo Cali Xoor wixii dhib soo gaadha way mutaysteen,tol colaad iyo karaamo leh bay ka inkaar galabsadeen.

    Reply
  3. Anwar aden
    September 8, 2012 - 1:04 pm

    Wan ku faraxsanahay in ninkaas duliga la xiro waliba la dilo

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM