afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:28 pm | Posted by

Daawo Muuqaal ahaan mid kamid ah Munaasabadii Ugu balaarneed oo lagu taageerayo Sheekh Shariif oo hada kasocota Muqdisho

Waxaa Xiligan Munaasabad aad u balaaran oo lagu taageerayo Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed kasocotaa Hotel City Plaza ee Degmada Cabdi Casiis Gobolka Banaadir.

Munaasabada oo ah mid aad u balaaran laguna tilmaamayo tii ugu balaarneed ee Mudooyinkan ayaa waxaa ka qeyb galaya Xildhibaano tiro badan oo Madaxweynaha taageersan iyo Wasiiro Dowladii dhacday katirsanaa Masuuliyiin kaleoo Dowlada katirsan.

 

 

Halkaan ka Daawo Muuqaal ahaan Xaalada Xaaska Shafiif

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM