afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:06 pm | Posted by

DAAWO VIDEO:-Shariif Xasan oo si buuxda u taageeray Sheekh Shariif kana hadlay Xaflada lagu taageerayo

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan ayaa hada Khudbad Xasaasi ah ka jeediyay Xaflada Sheekh Shariif lagu taageerayo waxa uuna muujiyay Taageerada uu u hayo Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Waxa uuna Shariif Xasan Xuldhibaanada Soomaaliyeed ka codsaday in Maalinta berito ah codkooda siiyaan ay u codeeyaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Musharax u taagan Xilka Madaxweyne.

Shariif Xasan waxa uu tilmaamay in Sheekh Shariif Saaxiibo yihiin uuna ku jeclaa arimo badan balse uu sheegay in mararka qaarkood taago isku dhigi jireen balse aysan ku dheeraan jirin.

Halkan Riix Si,aad Udaawato Hadalka Video Shariif Xasan

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Moqdisho/Somaliya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM