Dhagayso:-Fannaanada Xaawo Kiin Cawayska Washington Wacdaro Ka dhigtay
Barnaamijka Cawayska Washington toddobaadkan waxaan idiinku haynaa sheeko ku saabsan dhaqan-doorsanka Soomaalida ku nool qurbaha iyo gudaha Soomaaliya iyo qeybta danbe oo aad ku maqli doontaan fannaanada Xaawo Kiin oo Wacdaro Ka dhigta Barnaamijka Cayska VOA.
Halkan Riix Si,aad Udhagayso Barnaamijka Oo xiiso Leh
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com