DHAGAYSO:-Jawaari: Doorashadu Caddaalad ayay u Dhacaysaa
Guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in doorashadu ay dhacayso 10-bisha ee maalinimada Isniinta, wuxuuna sheegay in doorashadu ay noqon doonto mid cadaalad ku dhacda.
Jawaari wuxuu xildhibaannada ugu baaqay inay soo doortaan shaqsi dalka si fiican u hoggaamin kara.
Musharrixinta ayaa shalay soo dhameystiray khudbaddaha ay ku soo jeedinayeen barnamaijkooda siyaasadeed.
Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Waraysiga Jawaari
Xafiiska Shabakada Afbabakayle.com
Nairobi/Kenya
Afbakaylenews@gmail.com