afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:39 am | Posted by

DHAGAYSO:-Warbixin Faaqideysa Doorashada Somalia iyo Aragtida Puntland

Maamulka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray shalay oo sabti aheyd ku sheegay inay ka digayaan in la musuqmaasuq doorashada madaxweynenimo ee ka daceysa magaalada Muqdisho maalinta berita ah.

Puntland waxey ku hanjabtay, hadii doorashada la musuq maasuqo inay qaadan doonto go’aan iyada u gaar ah oo ka turjumaya aayaha Puntland.

Hadaba tuhunka galay Puntland iyo waxa ku soo beegay Xilligan Halkan Hoose Kadhagayso

Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Warbixin faaqideysa doorashada Somalia & Hadalka Puntland

Xafiiska Shabakada Afbakayle.com

Nairobi/Kenya

Afbakaylenews@gmail.com

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM