afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:54 pm | Posted by

War Deg Deg Ah Mid kamid ah Xaasaska Sheekh Shariif oo istaaga ka dhacday Goordhaw Xili uu Khudbad jeedinayay Madaxweynaha

Waxaa goordhaw Istaaga ka dhacday Mid kamid ah Marwooyinka Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday ee Sheekh Shariif Sheekh AXmed Xili uu jeedinayay Khudbad Munaasabad Madaxweynaha lagu taageerayay oo kasocotay Hoteelka City Plaza.

Xili Madaxweynaha uu Khudbada waday ayaa mar qura waxaa istaga ka dhacday mid kamid ah Labada Xaasaee Madaxweynaha oo xiligaasi garbihiisa taagnaa gaar ahaan waxa la sheegay in ay dhacady xaaska yare e Madaxweynah xili Toos loo daawanayay .

Markii ay arintaasi dhacady ayaa Khudbada Madaxweynaha waxaa galay hakad yar waxaana goobta ka tagay Madaxweynaha dadkii taagnaa Xafladana waa ay wada istagaeen.

Hasa ahaatee Daqiiqado kadib ayaa Madaxweynaha Khudbadiisa dib u bilaabay inkastuu uu aad usoo koobay markii ay dhacady arintaan soo wajahday mid kamid ah Xaasaskiisa.

Markii uu Madaxweynaha Khudbadiisa dib u bilowday ayaa garbihiisa laga waayay labadiisa Xaas oo markii hore dhinac taagnaa lamana oga ilaa wali xaalada soo wajahay Marwada Madaxweynaha.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM