afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:42 pm | Posted by

Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh oo isku soo haray iyo C/Qaadir Cosoble oo isna shaaciyay in uu haray

Waxaa hada Meel xasaasi ah maraya Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya waxaana tanaasulay labo kamid ah Musharixiintii u taagnaa Xilka Madaxweyne ee Soomaaliya ee usoo gudbay Wareega Labaad.

C/Qaadir Cosoble iyo Cabdi Wali Gaas ayaa labduba waxa ay shaaca ka qaadeen in ay tanaasuleen ayna ka hareen Doorashada Wareega Labaad .

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa shaaca ka qaaday in Wareega Sadaxaad si toos ah ugu gudbayaanLabada Musharax maadaama ay labo kamid ah Musharixiinta ay tanaasuleen ayna isku soo hareen labo Musharax kaliya.

Waxa ayna Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh Maxamuud ku kala hari doonaan mid cod dheeri iyadoona uu Madaxweynaha Dalka Afarta sano ee soo socota noqon doono Musharixii hal cod ku dheeraada.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM