afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:26 pm | Posted by

SI TOOS U DAAWO:- Wareegii ugu dambeeyay ee tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo haatan si toos ah u bilaabatay.

Waxaa si toos ah haatan u soconaaya tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya wareegii sedaxaad, iyadoona ay madaxa iskula jiraan Shariif
Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana wareegaan markii uu dhamaado madaxweyne noqon doona labadaan tartamaaya midkood.

Xildhibaanada ayaa haatan waxa ay yihiin kuwo u kala deg degaaya sidii ay kusoo gaba gabeeyn lahaayeen doorashadaan, waxaana haatan si toos ah loogu
gudbay wareegii sedaxaad maadaama la waayay cid ku tartanta wareega labaad.

HALKAAN KA DAAWO SIDA AY DOORASHADA U SOCOTO

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM