War Dag Dag Ah:- Damaashaadyo Kasoconaya Caawa Magaalada laascaanood
Wararka Naga Soogaadhaya Magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in halkaasi ay caawa kasocoto Damaashaadyo iyo Dabaal dagyo ,kuwaasoo lagu Taageeryao Madax Waynaha Cusub ee dalkasoomaliya Ee caawa kugu guulaystay Madax weyen xasan shekh maxamuud.
Waxa caaw gudaha magaalada Laascaanood Lagu arkayay dadwayanah Ku dhaqan magaalasaas Oo isugu soobaxay Wdooyinka Waayay ee magaalada iyo waliba Laamiga,Dadka Oo ubadnaa Dhalinyaro iyo haween ayaa sitay boodh Waayan iyo Sawirada Madax Waynaha Cusub Ee Dalka soomaaliya.
Wararka qaar ayaa sheegaya in booliska siilaanyo ee magalada laascaanood ay wadan dhaqdhaaqyo Ay doonayaa inay kaga hortagaan dadkan isugu soobaxay barxadaha kaligadisan ee magaalada laascaanood.
Dad waynaha isugu soobaxay wadooyinka magaalada laascaanood ayaa waxay ku dhawaaqayeen Ereyo ay kamid ahaayeen”Maanta Maanta Waa maalin Wayn: iyo Sidoo kale Halku dhigyo ay ku taageerayeen Isbadalka Caawa kadhacay Somalia
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanoos/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
Horaa loo yidhi Inkastuu dur dur iyo dabaaal gallo doofaar abdkiii ma daahiro bal dadkan maxaa waallay gallinba cayna kkkkkkkkkkk
horaa loo yidhi inkastuu dur dur iyo dabaal gallo doofaar abidkii ma daahiro kk bal dadkan maxaa waallay galinba daan jooga