War Deg Deg Ah ‘Aqriso Natiijada Doorashada Madaxweyne Wareega Koowaad (Yaa haray Yaasa soo baxay)
Waxaa hada soo dhamaatay Wareega 1-aad ee Doorsahada Madaxweynaha Soomaaliya iyadoona Wareega koowaad ku hareen rag badan oo loo saadaalinayay in ay kusoo bixi karaan Doorashada Madaxweyne.
Wareega koowaad ee Doorsahada waxaa ku haray Rag badan oo loo saadaalinayay in ay kusoo bixi karaan sida Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo ,C/laahI Axmed Cadow iyo Xubno kale oo sar sare.
Codadka ayaa loo kala helay sida tan.
1-Shariif Sheekh Axmed 64-Cod
2-Xasan Sheekh Maxamuud 60-Cod
3-C/llaahi Axmed Caddow 26-Cod
4-C/wali Maxamed Cali Gaas 30-Cod
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 14-Cod
6-Axmed Ismaaciil Samatar 8-Cod
7-C/waaxid Cilmi Goonjeex 3-Cod
8-C/raxmaan Macalin Baadiyow 21-Cod
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 9-Cod
10-Cumar Salaad Cilmi 2-Cod
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 0-Cod
12- Maslax Maxamed Siyaad Barre 0-Cod
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin 3-Cod
14-C/qaadir Cosoble Cali 27-Cod
15-Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf 3-Cod
16- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 2-Cod
17-Maxamed Axmed Saalax 0-Cod
18-Salaad Cali Jeelle 0-Cod
19-Ibraahim Cali Xuseen 0-Cod
20-Saciid Ciise Maxamuud 1-Cod
21-Cismaan Maxamed Gacal 1-Cod
22-Maxamed C/llaahi Oomaar 01Cod