War Deg Deg Ah Doorashada Madaxweynaha oo Wali bilaaban la’ Buuq iyo Saxawan meesha ka jira iyo Gudoomiyaha oo ku wareeray
Waxaa wali aan si toos ah u bilaabin Doorasahdii Madaxtinimo ee Soomaaliya Xuili Kulanka Baarlamanaka la furay wsaxana wali hoolka ka jira Buuq iyo saawxaan.
Gudoomiyaha Baarlamanaka Soomaaliya ayaa ku wareeray in uu aamusiyo Xildhibaanada Soomaaliya goobta ayaana wali waxaa ka taagan Buuq iyo sawaxan.
Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa marar badan Xildhibaanada ka codsay in Buuqa yareeyaan ahasa ahatee waxada muuda ain Buuqa wali meesha ka jiro mararka qaarna uu sababayo in hoosha si toos ah usii socoto.
Buuqa ayaana ah wali mid taagan waxa uu kasii dhashay Buuqa dheeraadka ah kadib markii cod gacan taag u qaadeen Xildhibaanada Baarlamanaka Soomaaliya.
Waxii Warar ah ee Doorashada kusoo kororta si Live ah kala Soco www.afbakayle.com
Halkan Riix silive ah Halkan Ka Daawo