War Deg Deg Ah Labo Musharax oo hada ka tanaasulay Doorashada Madaxweyne Soomaaliya (Magacyadooda)
Waxaa goordhaw in ay tanaasuleen lagu dhawaqaay labo kamid ah Musharixiinta u taagan Xilka Madxtinimo ee Soomaaliya sida ay gudiga Qaban qaabada Doorsahada goordhaw Shaaciyeen.
Mrayuan Cariif Qaasin oo ah Gudoomiyaha Qaban qaabada Doorashooyinka ayaa aheegtay in ay tartami doonaan ilaa 22-Musharax kadib markii hada ay ku dhawaaqeen in ay tanaasuleen labo musharax halka horey mid kale u tanaasulay.
Waax ay kala yihiin Musharixiinta tanaasushay
Xuseen Khaliif jaamac
Bashiir Nuur Bidaar
Iyo Cabdi Raxmana Cbadi Shakuur oo horey u tanaasulay
Halkan Riix silive ah Halkan Ka Daawo