War Deg Deg Ah yaa Hogaanka hada u haya Doorashada Madaxweyne ee Socoto (Aqriso Natiijada sida loo kala horeeyo)
Waxaa hada socota Tirinta Codadka Musharixiinta u tartamaya Madaxweynanimo Soomaaliya iyadoona hada uu soo dhamaaday Sanduuqii koowaad ee Codadka.
Waxaa Wali dhiman Sanduuq kale ay kujiraan Codad kale oo badan ,waxaasa xusid mudan in Doorashada hada tahay mid kulul oo Musharixiin badan i isku dhagan yihiin halka natiijo hoose joogaan Rag loo saadaalinayay Doorashada in kaalmaha hore ka galaan.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hada u haya Hogaanka Doorsahad Waxaa sidoo kale jira Musharixiin kale oo tiro badan oo iyagana codad badan ka helay Sanduuqa koowaad ee Doorashada.
Aqriso sida hada look ala horeeyo.
1-C/raxmaan Macalin Baadiyow 14-Cod
2-C/waaxid Cilmi Goonjeex 0-Cod
3-C/llaahi Axmed Caddow 13-Cod
4-C/wali Maxamed Cali Gaas 14-Cod
5-Maxamed Cabdulaahi Farmaajo 10-Cod
6-Axmed Ismaaciil Samatar 4-Cod
7-Xasan Sheekh Maxamuud 34-Cod
8-Shariif Sheekh Axmed 37-Cod
9-Yuusuf Garaad Cumar Axmed 8-Cod
10-Cumar Salaad Cilmi 0-Cod
11-C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi 0-Cod
12- Maslax Maxamed Siyaad Barre 0-Cod
13-Xaaji Maxamed Ismaaciil Yaasiin 3-Cod
14C/qaadir Cosoble Cali 16-Cod
16- Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi 2-Cod
17-Maxamed Axmed Saalax 0-Cod
18-Salaad Cali Jeelle 0-Cod
19-Ibraahim Cali Xuseen 0-Cod
20-Saciid Ciise Maxamuud 1-Cod
21-Cismaan Maxamed Gacal 1-Cod
22-Maxamed C/llaahi Oomaar 0-Cod23-
Maxamed C/wali Sheekh Yuusuf 1-Cod