afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:26 pm | Posted by

War Deg Deg Deg Ah Doorashadii oo soo Dhamaatay Xasan Sheekh Maxamuud oo Noqday Madaxweynaha Soomaaliya

Waxaa goordhaw soo dhamaaday Codbixintii loo qaadayay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya iyadoona Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya xiligan waxii ka dambeeyau uu yahay Xasan Sheekh Maxamuud.

Wali Gudiga Doorashada ma shaacin Codbixintii loo qaaday labada Musharax hasa ahaatee Codad hor dhac ah ay tirisay Shabakada Allbanaadir.com ayaa cadeenaya in Iskoor aan Caadi aheyn uu ku qaaday Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Waxa ayna hada kala heestaan

Xasan Sheekh Maxamuud 190

Sheekh Shariif Sheekh Axmed 79

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Durba waxaa gadaashiisa istaagay Sargaal sare oo loogu tala galay in uu ilaaliyo Madaxweynaha Soomaaliya ,guusha ayaana raacday Xasan Sheekh Maxamuud Magaalada Muqdisho waxaana ka bilowday Dabaal dagyopwaa weyn.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM