afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
6:11 pm | Posted by

War Deg Deg Deg Ah Xasan Sheekh Maxamuud oo ku Guuleestay Doorashada xili aysan Dhamaan Cod bixinta

Waxaa wali socotada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya inkastoo ay Hada Codadkii la tiriyay u muuqato in Xasan Sheekh Maxamuud uu ku guuleestay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Marka la eego Wareega ugu Dambeeya ayaa labada Musharax ee isku soo haray waxa ay ku kala hari doonaan Mid cod dheere waxaana hada Muuqata in Codadkii looga baahnaa in lagu kala sareeyo labadsa Musharax gaar ahaan Sadax meelood labo meel uu heesto Xasan Sheekh Maxamuud.


Waxa ayna hada kala heestaan

Xasan Sheekh Maxamuud 163

Sheekh Shariif Sheekh Axmed 71

Xasan Sheekh Maxamuud ayana sida Sharciga ah Madaxweynaha Soomaaliya maadaama uu heesto Codda aan caadi aheyn ,halka Sheekh Shariif Rajadiisa ay god dheer ka dhacday.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM