afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:54 pm | Posted by

Xasan Sh Maxamuud o durba 130 ku hogaaminaya Tirinta codadka Xildhibaanada

Waxaa Goordhow lasoo gaba gabeeyay codeyntii Xildhibaanada waxaana soconaysa tirinta codadkii ay dhiibteen xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya.

Xasan Sh Maxamuud ayaa ku horeeya codadka ilaa iyo haatan la tiriyay taas oo muujinaysa in durba shariif sh axmed uu ka harayo tartanka.

Xasan Maxamuud ayaa haysta in kabadan 130 Codadkii la tiriyay ah waxaana ay ubadan tahay inuu noqon doono maadxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday ayaa hada leh codad dhan 56 cod oo uu ka helay mudanmayaasha barlamaanka

Waxaa soo dhamaaday tirinta codadka santuuqii koobaad waxaana haatan la fuaryaa santuuqa labaad iyadoo goordhow natiijada lagu dhawaaqi doono

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM