afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:02 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:-Maamulka Khaatumo Oo Ciidan Booliis U Sameeyey Magaalada Buuhoodle-

Maamaulka khaatumo ayaa markii ugu horaysay 21- sano kadib Ciidamo Police ah oo qaabilsan amaanka,u sameeyey magaalad buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.

Waxaana maamulka khaatumo ay dhinaca kalena soo dhoweeyeen madaxwaynaha Cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan shiikh
Maxamuud.

Halkan Riix Si,aad udaawato Video-ga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM