afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:48 am | Posted by

WAR DEG DEG AH: Qaraxyo goor dhow ka dhacay albaabka hoteelka uu degen yahay madaxweynaha cusub.

Warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba qarax oo waaweyn ay ka dhaceen banaanka hore ee hoteelka Jasiira ee uu degen yahay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Illaa hada ma jiraan warar sugan oo ku saabsan qasaaraha ka dhashay qaraxyadan balse waxaa halkaa isku gadaamay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda iyadoo loo diiday suxufiyiiinta inay ka soo ag dhowaadaan, waxaase dusha sare laga arki karaa gawaari badan oo ku burburay halkaa iyo ambalaasyo ku mashquulsan daadgureynta dadka dhaawaca ah.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM