afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:25 pm | Posted by

Daawo Vedio:-Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya OO Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool

Banaan bax lagu taagerayo Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo ay soo qaban qaabiyeen haweenka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Waxaana banaan baxaasi kasoo qayb galay dhamaanba haween ku dhaqan Magaalada Laascaanood,

Iyagoona banaan baxaasi kusoo bandhigay shucuurtooda dareen Iyo taageerada ay u hayaan Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud.

Banaan baxan oo ahaa mid baladhan ayaa waxaa hadalo kala duwan kasoo jeediyey dhamaanba haweenkii kasoo qayb galay, iyagoona si aada usoo dhoweeyey hogaanka cusub ee loo doortay dalka. Hadaba banaan baxaasi iyo waliba sida uu u dhacay Halkan Hoose Halkan Ka Daawo.

 

Halkan Riix Si,aad Udaawato Taageerada MadaxWaynaha 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Daawo Vedio:-Banaan Bax Lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub Ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya OO Ka Dhacay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool”

  1. M.H.Buraleh
    September 14, 2012 - 12:26 am

    Mahad,salaan,bogaadin,dhiirigelin iyo ku dayasho ayey mudanyihiin Hablaha reer Khaatumo State of Somalia ee Laascaanood.
    Kuwa weli sii raba inay daba-dhilif,daba-qoodhi,Horgal iyo Hoosgal sii ahaadaan,iyada oo Iidoor Xamar u soo kala dhuumanayo ayaa yaab leh.
    Waxaa iyana yaab leh kuwa aan wanaagga arag,maqal,urin,dareemin,ee xumaanta keliya baaweeya,aan wax badiil ah bedka soo dhigin. Kuwan waxaa ka mid ah kuwu maalkooda,waqtidooda,aqoontooda,juhdigooda ku bixiya oo keliya inay tolka iyo dalka hoos geeyaan beelaha deriska. Sida taariikhdu qirtay reer Khatumo waxay haybad ku la haayeen inay deriska xaqooda ka haystaan xaqoodana u daayaan.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM