afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:19 pm | Posted by

War Dag Dag Ah:-Shil Gaadhi Oo 5 qof ku dhinteen Ayaa Duleedka Laascaanood Ka Dhacay

Wararka Naga Soo Gadahay magalaada Laascaanood Ee xarunta Gobolka sool ayaa sheegaya Inuu Shil gaadhi Ka Dhacay Iyadoo Uu Ka Dhashay Qasaare kala Gadisan.

Inta Lahubo Shan ruux ayaa Ku Dhintay Shilka Gaadhiga Kuwaasi Oo haa Dadkii Babuurkaasi Sarnaa,Waxana Ilaa Hada Ka Soo baxaya Wararka Duwan Sababaha Shilkaasi Keenay.

Baabuurkani Oo lagu Soo Waramayo Inuu Ahaa Noca Qaadka U Kala Qaada Magalooyinka Hoostaga Gobolka Sool ayaa Lasheegay Inuu Xawaare Dheer Ku Soconayey Tasaina Ay sababtay Inuu Wadda Ka Baydho Gaadhiga.

Dadka Ku Dhintay Shilkaasi Ayaa Lageyey magaalada Saacanood,iyadoona Dadkii dhawaca ahaa Loqaday cisbitalka Weyn Ee Magalada Laascaanood Oo xaladooda Lagu Dabibayo.

Waxa Inta Badan Qasaare noocani ah ka Shaa Baburta Qaadka Sida Oo Ku Socda Qawaaraha Loogu talo Halay Dhulka Hawdka ah.

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

2 Comments for “War Dag Dag Ah:-Shil Gaadhi Oo 5 qof ku dhinteen Ayaa Duleedka Laascaanood Ka Dhacay”

  1. mohamed abdul alisalaad
    September 13, 2012 - 1:09 pm

    anigoo ku hadlaya afka ardayda daraawiishta ah wax ka barata dalka sudan aanu uga tacsiyadaynaynaa dadkii geeryooday ehelkoodi iyo qaraabadoodii in ilaahay samir iyo iimaan ka siiyo

    Reply
  2. mc batan aljas
    September 14, 2012 - 7:53 am

    ?? ??? ?? ???? ??? ?? ???? ??? ??? ??? ????.inta dhimatay ilaahay how naxariisto ehelka iyo asxaabtana samir iyo iimaan hakasiiyo, inta dhaawaca ahna, ilaahay caafimad degdeg ah baan uga baryayaa,?

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM