Daawo Reer Awdal Oo Taageeray Madaxweynaha Somalia-(Video)-
Shacabka ku nool gobolka Awdal ayaa si buuxda u taageeray madaxweynaha Somalia, Xasan
Shiikh Maxamuud.
Qaar kamid ah shacbka ku nool Magaalada Boorame oo la weydiiyey sida ay urkaan doorashada madaxweynaha Somalia ayaa sheegay sida ya ugu faraxsanyihiin guusha u dhalatay shacabka Soomaaliy