Daawo Sawirada:- Calanka Maraykanka oo maanta lagu gubay Soomaaliya
Deegaano badan oo ay maamulaan Alshabaab ayaa waxaa maanta ka dhacay banaanbaxyo looga soo horjeedo Filim muuqaal ah oo lagu dacaayadeynayay Nabigeena Mohamed “NNKH”. Magaalooyinka Kismaayo iyo Buulo Barde ayayna ka dhaceen banaanbaxyada.



