afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
9:06 am | Posted by

Tahniyad Meher:-Boqorka. Cabdifataax Saleebaan Xasan iyo Boqorada .Sahra Yuusuf Xasan

Waxaa Halkan Hanbalyo Ka soo Jeedinaya Dhamaan Jaaliyada Khatumo state iyo Jaliyada Somali wayn ee wadanka Talyaniga Dadkaas oo kala ah

1-jirde darwiish cilmi
2-Hussen osman Lugatoor (xusen gebiley)
3-Cabdi Jookar
4-Ahmed Mohamed Bulxan
5-Dr.Mohamed Ciise
6-leyla ahmed warsame
7-Nimco Muuse Teray
8-Farxiya Ibraahim Mohamed Cade
9-jaamac Cabdiqadir warsame jugux
10-abdirisaaq cawil Xaaji awcabdi
11-xidig cali galool
12-cawil axmed (Garaadka)
13-ifraax Faarax dhegoweel
14-farxiya aadan
15-xayaad cabdilaahi Buskut
16-abdiraxmaan cawil ahmed
17-Cigaal faarax siigaale
18-Cabdiqaadir yuusuf Bootaan Dhakaar
20-Amaal Faarax Nuur
21-Xuseen jaamac Cartan (Xuseen Garoowe)
22-Abdul Cali Cismaan (Baraaf)
23-Khaliil Cali Muuse (Gedo-Boy)
24-Bashiir Mohamed Nuux (abwaanka)
25-idiris makiinad Dooxojoog
26-Cawaale Jaamac
27-Hibo Cabdilaahi Ciise

Dhamaan Dadkaa kor Ku xusan iyo qaar kaloo badan waxa ay Halbalyo Kal iyo laab leh u soo jeedinayaa Boqorka. Cabdifataax Saleebaan Xasan iyo Boqorada .Sahra Yuusuf Xasan
oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Stokhom ee Cariga Sweden 12-sep-2012 waxaana Leenahay Noqda Kuwii isku waara Ubad khayr qabana kala hela Guurkiina Guur khayr Gurigiina Guri Negi Amiin Amiin Amiin

By.Caqilka Dadka Madow Caqil Cilmi Ciid (Jirde Darwiish)

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM