afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:00 am | Posted by

Dhagayso:-Idaacada VOA Oo Barnaamij xiiso Leh kadiyaarisay Madax Waynaha Cusub Ee Somalia

Idaacada VOA laanta afka soomaaliga ayaa Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan kaga hadlay Waxyaabaha Horyaala madax waynaha Cusub Sida Horumarka iyo Dhibaatooyinka, Barnaamijkan oo ay ka qayb qadanayeen Aqoon yahano soomaaliyeed iyo siyaasiyiin ayaa lagaga hadlayay isbadalka cusub ee soomaliya

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay fursadaha iyo caqabadaha horyaalla madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee 10-kii bishan la soo doortay.

Halkan Riix Si,aad Udhagaysato Barnaamijka

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM