afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
5:18 pm | Posted by

Faroole oo ku Ciil Baxay Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada kana Qaaday Xilkii kuwa kalana isku shaandheyn ku sameeyay

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada sidoo kale isku shaandheyn ku sameeyay Wasiiro kale oo Badan.

Xubnahan xilka uu Faroole ka qaaday ayaa la sheegay in ay ahaayeen kuwa aysan isku dhaween Faroole sidaa darteedna Caro uu ka qaaday qaabka shaqadooda uu xilkii uga qaaday kuwa kalana ugu Magacaabay.


Wareegtada Faroole kasoo baxday ayaa u Qorneed sida tan



Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM