afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:50 am | Posted by

Jaaliyadda Gobolka sool ee Dalka Biljimka oo Deeq soo Gaadhsiiyey Isbitaalka Laascaanood {Video}

Deeqdan Oo ka koobnayd furshaan loogu talagalay inay ka faaiidaystaan bukaanda kujira isbitaalka Laascaanood Jaaliyadan degen wadanka biljimka Ee ka soo jeeda deegaankan maahan deeqdii ugu horaysay ee jaaliyadani ee ay soodiraan,

Deeqdan ayaa waxa loo soo wakiishay cali nuur xaashi Oo sheegay inay Oga mahadcelinayaan jaaliyada dagan wadanka biljimka waxaan leenahay ha kadaalina caawinaada bukaanada kujira isbitaalka Laascaanood.
Waxaa isna halkaa kaas kahadlay agaasimaha isbitaalka laascaanood Ismaaciil muuse Ciise waxa uun halkaas ka sheegay inay kamaamul ahaan ay umahad celinayaan dhamaan jaaliyadaha deegaanadan iyo jaaliyada wadanaka biljimka ee deeqdan nasoo gaadh siisay waxa aan leenahay waad ku mahad santihiin caawinaada aad na soo gaadh siisaan waxa ka faa iidayasanaya bukaanada kujira isbitaalka guud ee laascaanood,

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM