afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:47 am | Posted by

Falnaxdinleh:-Amisom oo gaadiidkeeda jiidhsiisay dad shacab ah “Faah Faahin”

Warar haatan naga soo garaya Agagaarka Garoonka Aadan Cadde ayaa shegaya in Gawaarida Ciidamada AMisom gawaarida marsiyeen ilaa afar qof kuwaasi oo kusugnaa afaafka hore garoonka.

Gawaarida amisom oo waday wafuud heer caalami ayaa marsiye gawaridooda waxaana lasheegay in aan u joojin gawaarida balse hore oga sii socdayn.

Dadka ay dar dareyn gawaarida amisom ayaa ubadan caruur waxaan la sheegay in ay taagnayeen meel wadada dhinaceyda ah waxaan la sheegay in Gawaarida amism kusocdeen xowli

Ciidamada amisom aya gawaarida ukaxeeyo xiliyada dagaalada kusocdaan iyo xiliyada masuulyiinta ay wadaan si kabaxsan shuruucda gawaarida loo wado.

Afarta qof ayaa geeriyootay waxaana goobta isugu soo xoomay dad aad ubadan iyadoona kuwa kale oo dhaawac ah la qaaday

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM