DAAWO+SAWIRO:-Sanad Guuradii 9?Aad Ee Jaamacada Nugaal Oo Laguqabatay Hoolka Jaamacada Nugaal iYo Soo Dhawaynta Ardaydda Cusub
Munaasabadan ay jaamacadu ku 9?Gaal jirsatay ayaa waxa ka soo qaybgalay Dad Wayne Boqolaal Kor u dhaafaya iyo araday Jamaacada Nugaal dhigata ku Wa hada Jaamacadu qaadanayso” Munaasabadan iyo Soo dhawayanata ardadadan Cusub Ee galaysa Jaamacada Nugaal ayaa halkaas waxa Lagufuray Ayaadaha quraamka kariimka ah ,
Waxaana Halkaas uguhoryn Kahadalay Gudoomiye C\naasir maxamed Bare {abushaybe} Oo ku dheeraaday Maraxalada Jaamacada Nugaal ay soomartay iyo maanata meesha ay Maryso waxa uuna halakaas ka sheegay qorshayaal farabadan Oo jaamacadu Gaadhay iyo kuwo ay hatan hiigasanayaan waxakale Oo uu halkaas ka sheegay Abu shaybe in dhawaan la dhamaysturi Doono dhismaha balaadhan ee jaamacadu dhisanayso”dhismahaas Oo maanka ay ku hayaan Guud ahaan ardadda wax kabarata Deegaanadan.
Waxa kale uu halkaas ka sheegay jaamacada Nugaal inay katimifikir ay keeneen Dadka Degen deegaanka aan din Xusuusiyo”Jaamacada Nugaal Maahan jaamacada dusha idinkaga Timi manahan jaamacada Ajanabi Keenay waxa ay ka dhalatay Maskaxdeena iyo fikir Keena,Oo la isukeenay.
Sidookale waxaa madashaas kahadalaya caaqil c\naasir Oo kamida bahda waxbarshada ah na mamaulaha D\Sare Ee Nugaal’waxa uu Maamuluhu Madashaas Ka sheegay inuu maanta aad ugufaraxsanahay Sanad Guuradii Sagalaad Ee Jaamacada Nuagaal.inuu kala sooqayb galo bulshadan madasha fadhida’
waxa aan leeyahay ardayda wax kabarata Dudgsiyada sare ee Deegaanadan ha Galaan Jaamacada Nugaal waayo maanata waad nasiib badan tihiin hadaad tihiin ardayda waxa kabarata idinka Oo jooga guryihiina baad baranaysaan heer jaamacadeed.
Guntii iyo Gunaanadkii waxaa madashaas ka hadlay Gudoomiyaha Guud ee Jaamacada Nugaal Prof. … Maxamed Aaden (Lafoole} ayaa sheegay inay umahad celinayaan Dhamaan Cidkasata Oo taageerta Jaamacada Nugaal waxa kale uu Gudoomiyaha Guud Halkaas ka sheegay in dhawaan shir ay isugu yimaadeen Gudida jaamacada Nugaal Oo ay iskugu yimaadeen xubnaha Dibada Jooga iyo kuwa Dalka Jooga uu ku dhamaaday shirkaas Guul waxbadan lagaga hadlay.
Waxa uuna sheegay Prof. … Maxamed Aaden (Lafoole} in bulshadu dareemi Doonto isbadalka ka balaadhan ee jaamacada Laguwado isaga oo ka dhawaajiyay Gudoomiyuhu in ay dhawaan keeni Doonaan kuliyado Cusub Oo Deegaankan waxtar uleh ayuu hadalkiisa siiraaciyay waxa kale oo uu gudoomiyuhu sheegay in qaybta shareecada ay siibalaadhiyeen falyaana in heer wax ku oola lagaadhsiiyo iyo guud ahaanba kuliyadaha hadajira,








