afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
11:01 am | Posted by

Dhagayso:-Wasiir Ku xigeen Wasaarada Arimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo Mudane C/fataax Cismaan Dhalac Oo Ka Warbixiyey Waxyaalihii U Qabsoomay

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo State Mudane C/fataax Cismaan Dhalac oo Waraysi siiyey Warbaahinta ayaa ka warbixiyey waxyaalihii u qabsoomay wasaaradooda,

Isagoona hoosta ka xariiqay in ay jiraan adeegyo horumarineed oo rajaynayaa inay dhawaan ka fuliyaan Deeganada Khaatumo State. Hadaba waraysigaas iyo waliba sida uu u dhacay Halkan Hoose Ka Dhagayso.

Halkan Riix Oo Dhagayso Waraysiga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Dhagayso:-Wasiir Ku xigeen Wasaarada Arimaha Bulshada ee Maamulka Khaatumo Mudane C/fataax Cismaan Dhalac Oo Ka Warbixiyey Waxyaalihii U Qabsoomay”

  1. M.H.Buraleh
    September 17, 2012 - 11:10 am

    Laba nin oo midna yahay reer Gaalkacayo,midna yahay reer Hargeysa baa i waydiiyey sida ay ku dhacday in SNM dhibta la arkay u geysato shicibka Khaatumo,haddana ay si dhib yar u dhex joogaan una dhex maraan shicibka Khaatumo. Waa su’aal 2012 Xamar la igu weydiiyey. 2009 kii nin reer Baydhabo ah baa isna igu yiri dadka SSC oo caan ku ahaa geesinimo iyo wax iska caabin,maxay SNM isaga xorayn la’yihiin,sawtan reer Baydhabo si dhib yar isaga xoreeyeen USC.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM