afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:17 pm | Posted by

Warbixin Culus:-LAASCAANOOD Maxay Tahay Hadal Haynta Ugu Badan Ee Maal mahan Lahayo(Akhri)

Tan iyo Goortii Lagu Dhawaaqay Madax waynaha Jamuuriyada Fadaraalka soomaaliaya Mudane Xasan SH,Maxamuud, Magaalada Laascaanood ayaa waxa lahadal hayaa Cida Noqonaysa Raysal wasaare Gaar ahaan Goobaha laguqaxweeyo waxa dhagahaaga Ku soo dhacaya hebel baa lagadhigayaa iyo lagadhigi maayo,

Dadwayanaha caadiga ah markaad la sheekaysato waxa ay kuu sheegayaan inay taageer sanyihiin midnimada iyo wada jirka soomaaliya laakiin muranka ugu badan ayaa waxa uu kajiraa Cida Loomagacaabayo raysal wasaaraha dadka qaar baa waxa ay sicad kuugu sheegayaan in deegaanadooda la siiyo raysal wasaaraha qaarkalena waxa ay aaminsan yihiin inaan qabiil gaara uusan lahayn ee lasiin doono qof soomaaliyeed,ee shaqadaa qaban kara,

Hadal ahaynta xilka raysalwasaaraha ayaa kaduwan sanadihii hore ee kumeel Gaadhka lagujiray dadbadan ayaa waxa ay aamin sanyihiin in Madaxawaynuhu Magacaabi Doono qof kucusub Saaxada Siyaasada kaas oo ay sheegeen inuu haatan diyaar yahay nin aqoonyahana oo soomaaliyeed waxa aan ugubaaqaynaa madaxwaynaha sida fiican loodoortay inuu fursadsiiyo wada tashiga iyo kabaaraan dagana badaiyo.

Shacabka laascaanood waxa ugu awood Badan Kooxda Looqayaab Guuto Koobaad Cidkastaana waa Taqaan waa koox ku labisata Calanka buluuga ah uma eka shacabaka mar aan la sheekayastay waxa ay ii sheegeen in ay sigaara

 

U lasocdaan Siyaasada soomaaliya Kooxdan hadalada ugubadan ee Daqiiqadiiba ay ku Odhanayaan ayaa waxa ay tahay ma somaliland’baad tahay Mise pudland’Maya waa inaad markiiba ku jawaabtaa,hadii kale halkaas waxa dhici karta inuu ka dhaco gacan kahadal.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM