afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
  • tacsi
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • tacsi
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
4:30 pm | Posted by

Caruur Agoon iyo Rajo ah oo Deeq Lacageed La soo Gadhsiyey Loona Bilaay Dhismaha Hoy Ay Dagaan(SAWIRO)VIDEO

Dhamaadkii Bishii Ramadaan ee Lasoo dhaafay ayey ahayd markii qaar kamid ah

Ganacsatadda Reer taleex iyo Xubno kamid ah Golaha wasiiradda Khaatumo ay soo Ogaadeen Xaaladda Nololeed ee Qoys kamid ah Ku ku dhaqan Taleex,kuwaasi oo Mudo 2 Bilood Gudohood ah uu Ku baxayAabohood iyo Hooyadood.

C/raxman Cumar Cali (CAWEER) ayaa Agoontaas ugudueeqay Dhul banaan sidoo kale waxa u Kafaalo qaaday Wiil kamid ah Caruurtaas Agoonta iyo Rajooyinka ah.

Ururka Daryeel Dalka iyo Dadka Xafiiskiisa uu wakiilka ka yahay C/raxmaan Cawil Ladane iyo sidoo kale Jaaliyaddaha Reer Khaatumo oo aaanay ka madhnayn ganacsatadda Reer Taleex ayaa Iska

Uruuriyey Lacag Loogu Talo Galay Dhismaha Guriga Carurta agoonta ah,dhismahaas oo hada si rasmi ah
uga soconaya Taleex.

Ugu Danbayntii Cid kasta oo doonaysa in ay Agoon/Rajooyinkan wax soo taraan fadlan kala soo xidhiidha

C/raxmaan Cumar Cali oo kamid ah Ganacsatada Taleex Gacantana ku haya Caruurta Agoonta Qaarkood.

00252-90-790854
DAAWO SAWIRRO.
Maxamed Cismaan C/nuur Xashi
Laascaanood31@hotmail.com

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

1 Comment for “Caruur Agoon iyo Rajo ah oo Deeq Lacageed La soo Gadhsiyey Loona Bilaay Dhismaha Hoy Ay Dagaan(SAWIRO)VIDEO”

  1. M.H.Buraleh
    September 20, 2012 - 1:16 am

    Dadku waa maqane,daawade iyo wax qabte. Inta daryeelkan ka qayb qaadatay ajar iyo xasanaad Eebbe ha siiyo,inta akhrida,daawata,maqasha waxaan ku boorinayaa inaysan gefin xasanaadkan.

    Reply

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM