Magacyada iyo Qaba’ilada ay kasoo Jeedan Raggii isku qarxiyay Hotel Jazeera
Wararka naga soo gaaraya dhanka Hay’adda Nabadsugida Qaranka ayaasheegaya in ninkii Fuliyay Qaraxii ka dhacay Hotel Al-Jazeera lagu magacaabo Axmed Ali xassan oo kasoo jeeda Beesha Raxanweyn kasoo Gaariga qaraxa lagu fuliyay kasoo qaatay Xafadda Gubta Ciisa cabdi oo ay wali ku dhuumaleysanaayan Alshabaab
Shaqsiga labaad ee isaguna ku baxay Gacanta Ciidamada Dowladda ee doonaayay inuu qarxiyo miino ku xirneyd jirkiisa ayaa magaciisa lagu sheegay Yoonis Cabdalla Farax oo isaguna kasoo jeedo Beesha Habargidir gaar ahaan Lafta Ceyr waxa uuna noqonaaya Yoonis Shaqsigii ugu horeeyay oo kasoo jeedo Lafta Ceyr oo qarax filiya
Wararka aan ka heleyno Dhanka AMISOM ayaa sheegaya in Gaariga qaraxa geestay ay la socdeen laba Ruux kuwaasoo magacyadooda ay AMISOM ku sheegen in lagu kala magacaabo C/llahi Abshir xassan iyo Najiib Salaad maxamed oo iyaguna kasoo kala Jeeda Beesha Abgaal iyo Beesha Jareer weyne sida laga soo xigtay Taliska AMISOM
Ugu danbeyntii Taliska AMISOM iyo Hay’adda Nabadsugida Qaranka Somalia ayaa sheegay in iminka baaritaano kadib ay heleen Macluumaad ku aadan Dhalinyaradii Qaraxa fuliyay