DAAWO SAWIRADA: Goobtii Shalay Ay Ka Dhaceen Weeraradii Ismiidaaminta ahaa Ee Ka Dhacay Muqdisho
Gaarigaan Ninkii Lahaa wuxuu ku jiray dadkii halkaan ku dhintay
Halkaan Waa barxada ay fadhiyeen dadka badan oo qaraxii ugu horeeyay uu ka dhacay
Waa Wariye Suldaan oo ka tirsan Radio Kulmiye oo ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Muqdisho ka dhacay















