afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
3:50 pm | Posted by

DAAWO+VIDEO:-FAROOLE MXUU YAHAY?CULIMADA SOMALIDUSE FIKIR NOOCMA AH AYEY KA QABAAN(DAAWO+VIDEO)

Shiikha weyn ee caanka ah ee la yiraahdo Maxamed Idiris ayaa ka hadlay xaley telefinka caalamiga ah ee UNIVERSAL TV asagoo markaas ka hadlaayey xaalada Soomaaliya ay maanta ku sugantahay.

Wadaadka ayaa waxaa uu sheegay hadalo kasoo yeedhay faroole in uu aad uga xumaday madaama uu ka naxayo xaalada xun Eeay ku jirto somliya

Xili faroole uu ku han jabo hadii aan isga arimaha soomaaliya aan waxbalaga waydiin aanay soconayn isla markaana waxa ay ogayn ay maamulkiisa ay kasoo horjeedo

dhinaca kale Shiikha oo aad ay uga muuqatay caro xoogan marka uu soo hadal qaado arimaha Soomaaliya asagoo dhinaca kale aad u dhaleeceeyey odayaasha fadhi ku dirirka ku sameeya maqaayadaha qaasatan qurbaha asagoo sheegay in caruurtooda iyo reerkooda ay dayaceen oo gaangestaro wada noqdee caruurtooda

 

Halkan Riix Si,aad U Daawato Video-ga

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM