War Dag Dag ah:-Qarax Caawa Lala beegsaday Xerada Xerta Ee Magaalada Laascaanood
Wararka Naga soogaadhaya mgaalada Laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool ayaa Sheegaya in caawa Qarax Ah nooca Gacanta laga tuuro lala Beegsay xero ay daganyeen Koox diimeed Oo ah Culimada Qaadiriyada Ama Loo yaqaano Xerta.
Qaraxan Ayaa La sheegayaa inuu dhaliyay Dhawaac Badan aad utiro badan, in kastoo aan Warar Xas aan laga helen inta Tirada Wax ku yeelowda Qaraxaas aan la ogayn maadama ay tahay Xili habeenimo ah,
Qaraxan oo ahaa midka Gacanta Laga Tuuro ayaa Gabi ahaanba Gilgilay magaalada laascaanood
Goobta Caawa Lagu Weeraray Bam Gacmeedka ayaa Ah goob kutaala waqooyiga magaalad laascaanood, halkaas Oo ahayd goob xarun u ahyd xerta magaalad laascaanood
Wixii warar Ah ee kasoo xaba kala soco Afbakayle.com
Xafiiska Shabakada Afbakayle.com
Laascaanood/Sool
Afbakaylenews@gmail.com
.