Dawladda Sacuudi Arabiya Oo Dib Usoo Celisay Markab Xoolo Wadday Oo Ka tagay Somaliland{Maxay Tahay sababtu?}
Dawladda Sucuudiga ayaa la sheegayaa inay soo celisay Markab sida Xoolo uu leeyahay Ganacsadaha Al-jaabiri kaasoo ka shiraacday Dekedda Berbera.
Ilaa hada ma jirto sabab cad oo ay Xukuumadda Sucuudigu ku soo celisay hase yeeshee warar Hordhac ayaa sheegaya in Markabkaasi ay saarnaayeen Xoolo laga Helay Xanuun .
Hase yeeshee Maamulka Siilaanyo wax jawaab ah kamay soo saarin Sababta Xoolahaas loo soo celiyay maadaama Caafimaadkooda marka horeba lagu baadho Maxjarada Berbera, kuwaasoo loogu talo galay inaanay dhaafin Xoolo Caafimaadkooda aan La Hubin.
Hahahahahahhahhahh