afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:44 pm | Posted by

War Deg Deg Ah Dagaalo Culus oo u dhaxeeya Ciidamada Huwanta iyo Xarakada Al-Shabaab oo goordhaw Qarxay

Waxaa Goordhaw dagaalo aad u Culus ka qarxeen Deegaanka Janaay Cabdlle ee Duleedka Magaalada Kismaayo kaa oo u dhaxeeya Ciidamada Dowlada ,kuwa Raaskanbooni iyo Ciidamada Kenya oo wada jira.

Dagaalka ayaa ah mid aad u culus wararka aan ka heleyno Deegaanka Janaay Cabdalle waxa ay sheegayaan in Dagaalka goordhaw qaadeen Dagaalyahanada Al-Shabaab oo maalmahan isku uruursanayay Magaalada Kismaayo.

Dagaalka ayaa ah hada mid socda inkastoo aan al helin xogaha ku aadan dagaalka cida ku gacan sareesa iyo Qasarahaa dagaalka ka dhashay ,walian am jiraan wax war ah oo kasoo baxay labada Dhinac ee Dagaalamaya.

Warar la heleyno ayaa sidoo kale sheegaya in Diyaaradaha Dagaalka Kenya dagaalka qeyb ka yihiin ayna Duqeymo dhinaca cirka u geesanayaan Deegaanada ay Shabaab kasoo duuleen iyo aagaga ay ka dagaalamayaan.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM