afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
12:22 pm | Posted by

War Dag Dag Ah:-Raysal Wasaaraha Soomaliya Oo lagu Dhawaaqay Hada Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.

Wararka Naga soogadhaya Magaalada Moqdisho ayaa sheegaya In hada Loo magcaabay Raysal wasaaraha Dalka Soomaaliya Maxamed CabdiLaahi Farmaajo oo horay raysal waasre uga soonoqday dalka soomaaliya.

Waxaana Hada Ku Dhaqaaya Maxad Waynaha Dawlada Soomaliya Oo Maalmahanba Laga Sugayay inuu Kudhawaaqo Rasysal wasaaraha Dalkasoomaliya.

Waxaan Hada Magaalada Moqdisho Ka socda Shir Jaraa,id Oo ay hada Madaxtooyada Ku hayaan Madax Waynaha Iyo Madaxdakale Ee Dalka.

Waxaan Guud ahaan Umada Soomaliyeed Ee ku kala Nool daafaha Caalamka ay Dhagta U taagayeen Cida loo mag caayo Raysal Wasaaraha Cusub Ee Dalka soomaalia.

Waxaana Maanta Si rasmi ah madax waynuhu ugu Dhawaaqay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu Yahay Rasalwasaaraha Dalka Soomaalia Oo isagu Hre uga soo Qabtay Jagada Raysal Waraaha

Guud ahaan magaalada Muqdisho waxaa ka socda dabaal degyo aan caadi ahayn waxaana ciidamada xooga dalka Soomaaliya iyo kuwa Booliiska ay ridaayaan rasaas aad u xoogan iyagoona u damaashaadaaya Farmaajo.
Dareenka Shacabka Soomaaliyeed ayaa ah mid aad iyo ad u kacsan, waxaana dadka qaar farxad Darteed ka timid ilin aad u badan, waxaana magaalada oo dhan ay noqotay mid isla wada qeylineysa

 

Riix Warka Raysal wasaaraha Oo faahsan Halkan Ka Akhri

 

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM