War Deg Deg ah: Farmaajo oo Shir Jaraa,id ku Qabtay Madaxtooyada Soomaaliya iyo Shacabka Soomalaiyeed oo ugu Baaqay in ay Joojiyaan ..
War Hadda Naga soo Gaaray Villa Somaliya ayaa sheegaya in Shir Jaraa,id uu ku Qabtay Madaxtooyada Soomaaliya Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo Isagoo u sheegay Shacabka Soomaaliyeed Qaasatan shacabkii U soo banaabaxay Marka ay maqleen in Raizul Wasaaraha Soomaaliya Laga dhigay Farmaajo ay Joojiyaan Mudaharaadka ay ku taageerayaan Asaga.
Waxaa ka Codsanayaa Dhamaan Dadkii ii soo Banaabaxay ee Jecel in aan Qabto Jagada Raizul Wasaaraha Soomaaliya Waxaa ka Codsayaa in ay Joojiyaan Banaabaxa Ayna guryahooda ku laabtaan Wixi Jirana Gadaal ayaa ka Maqli doontaan Ayuu ku Yiri Shirka Jaraa,id uu Wax Yar kahor ku Qabtay Vila Soomalaiyya Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo
Sidoo kale Dhamaan Ciidamada Ridaya Xabadaha Dabaal daga ah ay Waxaa ka Codsanayaa ayagana in ay joojiyaan Xabadaha Dabaal daga ah Ayna ku Noqdaan Xiryahooda Sida ugu Dhaqsiyaha badan Ayuu Sii Raacsiiyay Hadalkiisa Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo Raizul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.
Ugu danbatii Dadka Magaalada Muqdisho kusugan ayaana aad iskugu hambalyeenaya iyaga oo isku sheegaya in Farmaajo laga dhigay Raizul Wasaaraha Soomaaliya inkatoo warkaas xaqiidiisa wali lahayn ayagoo ku Daraya Hadalkooda .
Failure is he(the presidnet) if he accept any dictations from foreingers or local admins.
cid aan farmaajo ahayn aqbali mayno.farmaajo waa wadi, farmaajo soomaalidoo dhan baa raali ka ah. ma rabno nin indhaha hoos u rogta markuu kuukuuyada iyo gaalada lahadlayo.booskaan walaa dhulbahante walaa majeerteen walaa isaaq walaa ugaadheen wala wala
farmaajo—————-farmaajo———-farmaajo——————-