afbakayle.com
  • Home
  • Wararka
  • Ciyaaraha
  • Fikaradaha
  • Waraysiyada
  • suugaanta
  • Maqal & Muuqaal
  • Barnaamijyad
    Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
    • Latest Posts in RSS
      • Barnaamijyad
      • Ciyaaraha
      • Fikaradaha
      • Maqal & Muuqaal
      • suugaanta
      • Wararka
      • Waraysiyada
    • Latest Comments in RSS
10:01 am | Posted by

DAAWO SAWIRO:-Besha Nux Cumar oo Suldan & Caqil ku canashubatay

Beesha Nuux Cumar ayaa Magaalada Yube ee G/Gobolka Sanaag waxay ku Cunaa shubeen Suldaan Cusub iyo Jiif Caaqil,Axmed Bashiir  Ducaale waa Suldaanka Guud ee beesha Nuuxcumar Waxaana Cuna Shubka Suldaanka ku-Xigey Jiif caaqilka Guud ee Beesha Nuux Cumar oo isana lugu caana Shubay Cige Jaamac Shire Ducaale,oo Si guud ay isugu waafaqday beesha Nuux Cumar oo ka Mida Beelaha Waqooyi Galbeed ee Gobolka Sanaag.

Ceela Saarkan ayaa u dhacday si Hanaan ah Mana Jirin wax madmadow ah iyadoo goobta Caleema Saarku uu ka dhacay ay ka soo qaybgaleen Saladiinta Gobolka Sanaag qaarkood oo uu ka dhex Muuqdo Ugaas Maakhiri iyo Waxgarad kale oo goobta Joogeta joogey,Ururada Haweenka iyo Guud ahaan intooda badan ee Caaqilada beesha Warsangeli.

Shacabka reer Yube iyo Caaqilada Gobolka Sanaag ayaa canashubkan ka dib ugu ducayey Madasha caleema Saarku kadhacay waxayna ilaahay uga baryeen inuu khayr barwaaqo siiyo,hana la garabgalo howshan mihiimka ah ee loo calaama saaray.

Realtaleex News Desk.

Halkan Riix Oo Ka Dhagayso Wararka Radiokhaatumo.com

Nagala Soo Xidhiidh Emailkan:>Afbakaylenews@gmail.com

Leave a Reply

Click here to cancel reply.

  • Home
  • RSS

© 2013 afbakayle.com. All Rights Reserved. Log in - Designed by SahalSoftwareTM